Skip to the content

somalitech.net

  • Home
  • All Courses
  • Membership
  • Login/register
  • Home
  • All Courses
  • Membership
  • Login/register
instructor
Bangi aad dhaqaale uga samayn karto internetka adigo wadanka jooga
  • Posted on April 27, 2024March 4, 2025

Bangi aad dhaqaale uga samayn karto internetka: 2024

waxa jira oo aan kula wadaagaya maqaalkan Bangi aad dhaqaale uga samayn karto internetka adigo wadanka jooga, balse marka hore waxa jira bangiyo badan oo international ah kuwaas oo aad lacag aad ka diri karto adigo

Read More

Sida Loo Helo Courses Free ah, shahaado wata kana qiimo badan kuwa jaamacadaha
  • Posted on April 18, 2024April 18, 2024

Sida Loo Helo Courses Free ah, shahaado wata kana qiimo badan kuwa jaamacadaha

sida caadiga ah courseska aynu naqaano waxa ugu qiimo badan kuwa jaamacaha madama ay wataan shahaadoyin qiimo sare leh oo aad ku shaqo tagi kartid. mid kamida waxyaabaha dadka qaar udiida inay bartaan courseska

Read More

maxresdefault
  • Posted on April 16, 2024April 16, 2024

Sida Loo Helo Courseska iibka ah si free ah

marka loo yimaado courses-ka kala duwan ee laga barto internetka qaar kamida courses-ka waa free halka qaar kalena ay yihiin kuwo iiba oo loo baahan yahay inad bixiso lacag si aad ubarato. waxa jira website-yo badan

Read More

5 Website oo aad ka helayso Hosting Free ah oo wordpress website aad dhigato 4
  • Posted on March 9, 2024March 9, 2024

5 Website oo aad ka helayso Hosting Free ah oo wordpress website aad dhigato

marka la joogo website wordpress ah inad internetka dhigato waxa jira 2 shay oo muhiima oo website-kaga ubaahan yahay, waxa ay yihiin labada shay domain name iyo hosting. domainka waxa uu website-kaga ka caawinaya

Read More

Intro
  • Posted on March 7, 2024March 7, 2024

Waa maxay Ganacsiga Dropshipping. Sidese ushaqeeya

marka la joogo ganacsiyada internetka gudihiisa laga sameeyo waxa badana dhagahaga kuso dhaca dropshipping ganacsi la yidhaahdo, waxa aan maqaalkenan maanta iswaydiinayna waa maxay ganacsiga dropshippingka, sideese

Read More

5 Talo oo Ku Saabsan Cryptocurreny
  • Posted on March 2, 2024March 2, 2024

5 Talo oo Ku Saabsan Cryptocurreny

cryptocurrency waa lacago digital ah ‘lacago hawo ah’ kuwaas oo aan ahayn lacago la taaban karo si toosa loo arki karo, balse ku kooban qalabada telefoonada iyo computers-ka dhexdooda, lacagahani hada

Read More

N6QV3YJHDZJDFJX2Y3A6ILORD4
  • Posted on February 29, 2024March 1, 2024

Waa maxay cryptocurrency sidee ayuuna ushaqeeyaa?

Macnaha Cryptocurrency? Cryptocurrency waa nooc kamid ah lacagaha la isticmaalo kaas oo ujira qaab digital ah macnaha ma ahan lacag aad arki kartid muuqaal ahaanteeda balse waxay ujirtaa qaab hawo camal oo aadan

Read More

download 1
  • Posted on February 27, 2024February 27, 2024

Toolska ugu caansan Termux

Termux waa app open source ah oo uu isticmaali karo qofkasta waana app loo isticmaalo hacking iwm, waxaana isticmaala dadka hackerska ah ee aqoonta duruqsan uleh arimaha tiknoolajiyada adiga xitaa waad isticmaali

Read More

How to Add Google AdSense to WordPress Step by Step Guide WPDeveloper
  • Posted on February 25, 2024February 25, 2024

Shuruudaha lacag kasameynta Google Adsense

Google Adsense waa adeeg xayaysiis ah oo ay bixiso shirkada Google kaas oo ay siiso milkiilayaasha mareegaha internetka si ay uhelaan fursad ay ku kasban karaan dakhli iyaga oo kusoo bandhigaya xayeysiisyo mareegaha

Read More

1
  • Posted on February 23, 2024February 23, 2024

Sidee lagu ogaadaa websiteyada halista ah

Lagasoo bilaawo 1991 oo ku beegan casrigii uu bilawday isticmaalka mareegaha internetka ee ka jira daafaha aduunka, ilaa haatan waxaa jira caqabado aan weli xal sax ah loo helin oo ay kow katahay amaanka

Read More

  • 1
  • 2
  • 3
  • 4

About Us

Baro Courses Ay diyaariyen macalimin khabiir ku ah mawduuca ay dhigayaan. waxa aad iibsanaysa course-ka 1 mar, kadibna course-ka mid aad adiga leedahay ayuu noqon doona.

Pages

  • Home
  • All Courses
  • Articles
  • Reviews

Help

  • Contact us
  • About us
  • Terms & conditioons
  • Privacy Policy

Social Media

Youtube Telegram Facebook-f Whatsapp

WhatsApp